Lacag la'aan halkan wax Ku xayaysiiso

Subscribe to our channel

Shirkada OGN Oo Hirgalinaysa Mashruucyo Cusub


Maamulka One Global Network ayaa mar kale bilaabay inuu sii kordhiyo howlgaladii ay shirkadu bulshada u haysay, taas oo uu micnaheedu yahay in la hirgalin doono mashruucyo cusub oo kuwii hore ka badalan, lana filayo inay faa'iidooyin badan u lahaan doonaan macaamiisha Shirkada sida uu madaxa maamulku cadeeyay.

Maxaa Ka Mid Ah Shaqooyinka Ay Qabato OGN(HALKAN-RIIX)

One Global Network
Khalid Siraad (khalidyare)

Wixii fariin ah hoos ku reeb fadlan