Lacag la'aan halkan wax Ku xayaysiiso

Subscribe to our channel

Technoolajiyo Cusub

Waxaa aduunkii ka yaabisay in Soomaliland oo ah dowlad yar oo jirta 26 sano ay qabatay doorasho hal qof hal cod ah, waxaa intaa ka sii yaab badan doorashada oo loo isiticmaalay technoolajiyad aduunka ku cusub, taas oo ah in qofka lagu cadeeyo qofka uuyahay, sawir laga qaaday ishiisa.