Mudo aan dheerayn waxaa badali doona gawaarada
inta badan maanta aduunka laga wato ee
ku shaqeeya Gaaska, Basiinka iyo Naaftada,
kuwo ku shaqeeya system
electronic ah, oo waliba lagu xidhi doono Engin
u sahlaya inay duulaan, taas oo yarayn
doonta saxmada wadooyinka, dadkana ku kala qaybinin
doonta Jeebabkooda ugu yaraan sanadaha hore