Lacag la'aan halkan wax Ku xayaysiiso

Subscribe to our channel

One Global Network


Maamulka iyo Engineerada shirkada One global Network ayaa maanta shaaciyay inay shirkadu howlaheedii dib u bilaabayso, ayada oo ka soo kabsatay caqabado dhinaca farsamada ah oo isbuucyadii u danbeeyay hakiyay shaqadii shirkada, waxaa intaa sii dheer in shirkadu ay howlaheeda sii balaadhin doonto sida uu sheegay Madaxa shirkada khalid siraad Muxumed.

Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan howlaha shirkada OGN(HALKAN-RIIX)



Wixii fariin ah hoos ku reeb fadlan