Lacag la'aan halkan wax Ku xayaysiiso

Subscribe to our channel

FIFA 2017

Ururka loo yaqaano Federation international football association(FIFA) waxaa la aasaasay 1904kii, waxaa xubin ka ah 211 dowladood, Waxaa madaxwayne ka ah Gianni Infentins, waa Ururka ugu awooda badan marka laga hadlayo

ka go,aan qaadashada ciyaarta kubada cagta ee addunka, waa ururka soo saara wixii la doonayo in lagu daro ama laga jaro Tartamda Kubada cagta iyo qaabaka kala duwan ee loo qabto, kuwaas oo gaadhsiisan heerka qaaradeed iyo kuwo aan heer qaaradeed ahynba.

Masuuliyada FIFA

Fifa waxaa saran masuuliyad wayn oo la doonayo inyay ixtiraamto, haday tahay dhinaca sharci dajinta inta lagu jiro giroonka , qaabaka tartamada loo qabanayo, sidii la isugu soo dhowayn lahaa xiriirka ka dhaxeeya Fifa iyo Ururada kale ee wax ka maamula tartamada kuwa fifa oo kale ah, sidii looga hortagi lahaa khilaaf shex mara shacabka Kubada xiiseeya (daawada, taageera) hadii ay tahay inta giroonka lagu jiro, hadii ay tahay giroonka banaankiisa , iyo meelaha kale ee lagu falanqeeyo arima footboolka ee ay ka mid yihiin Baraha bulshada iyo kuwa la midka ah, iyo arinta ugu muhiimsan oo ah la dagaalanka Musuqmaasuqa oo baryahan danbe lagu eedeeyo.

Tartamada Ay Qabato FIFA

Tartamada ay qabato Federation international football Association waxay isugu jiraan kuwo u dhaxeeya aduunka dhamaan iyo qaar ku kooban qaarado ama wadano gaar ah . waxay isugu jiraa. Tartamada Raga iyo kuwa dumarka .

Tartamada Raga

FIFA world cup.
FIFA confederation cup.
Men’s Olympic Football Tournament .
FIFA U-20 World cup.
FIFA U-17 world cup.
Boys youth Olyampic football tournament U-15.
FIFA cup world cup.
FIFA Futsal world cup.
FIFA Beach soccor world cup.
Blue stars/FIFA youth cu.
Tartamada Dumarka.
FIFA world cup.
Tartamada Dumarka Ee FIFA
FIFA U-20 World cup.
FIFA U-17 world cup.
Girls youth Olyampic football tournament.
FIFA womes’s cup world cup.
ONE GLOBAL NETWORK Khalid Sirad
References
https://en.wikipedia.org/wiki/FIFA