Lacag la'aan halkan wax Ku xayaysiiso

Subscribe to our channel

Dowlada Kilinka 5aad Oo Maxaabiis Sii Daysay




Ethiopia waxaa ka socda kacdoono iyo banaanbaxyo kala duwan oo Siyaasadeed, taas oo si aad ah looga dareemayay ethiopia qaybaheeda kala duwan, laakiin Kilinka Soomaalida ayaa isagu ka dagan ethiopia inteeda kale, dowlada Jijiga ayaa isku dayaysa inay isku soo dhowayso Shacabka Reer Kilinka shanaad iyo dowlada maamulka haysa, waxaana taas daliil u ah in ay dowlada kilinka shanaad sii daysay maxaabiis gaadhaya 1500, oo isugu jiray kuwo siyaasad loo haystay iyo kuwo kale, Madaxwaynaka Kilinka shanaad ayaa saxaafada u sheegay in maxaabiista aan la sii daynin oo kaliya ee sidoo kale shaqo loo abuurayo.



ONE GLOBAL NETWORK
Khalid Yare

Wixii fariin ah hoos ku reeb fadlan