Lacag la'aan halkan wax Ku xayaysiiso

Subscribe to our channel

Howlgalada Shabeelaha Hoose


Gobolka shabeelaha hoose wuxuu ka mid yahay gobolada ugu wax soo saarka badan, waa gobol wax soo saarkiisu uusan kuufilnayn shacabka Somaliya oo kaliya ee sida ay sheegeen dadka ku takhusasay mashruucyada wax soo saarka beeraha iyo khayraadka dabiiciga ee uu aduunka qaybo badan aoo ka mid ah loo dhoofin karo sida ay khuburadu One Global Network la wadaagtay, hadna waa gobolka ugu dayaca badan oo aad moodo in dowladahaii soomaliaya ee uu u danbeeyay ay ka hiiliyeen, sababtuna ay tahay oo kaliya in dano gaar ah laga fushado, iyo ayada oo dakii gobolka u dhashay maamulka lagula dhagan yahay, waxaa sidoo kale ka jira qas badan oo lagu eedeeyo alshabaab, laakiin dowlada federaalka soomaaliya ay masuul ka tahay



ONE GLOBAL NETWORK
Khalid Sirad Mohamed(Khalidyare)



Wixii fariin ah hoos ku reeb fadlan