Gobolka shabeelaha hoose waa Gobol barwaaqo ah oo u
jira 120km Caasimada Soomaliya ee Mogadishu,
waxaa la dhihi karaa waa Gobolka soomaliya ugu beeraha
iyo waxsoo saarka badan
waxaa ku taala Dakad ka mid
ah Dakadaha Geeska Africada Bari ugu taariikhda wayn,
shacabka gobolkaas dagan waxay
leeyihiin taariikh aad u qiimo badan marka laga hadlyo
soomliyadii hore iyo soomaliyda 2017-ka