Lacag la'aan halkan wax Ku xayaysiiso

Subscribe to our channel

Talasame UK

Ururka Talasame UK ayaa maanta oo ay bishu ahayd 10/02/2018 Shir aan caadi ahayn uu ugu qabsamay qolka uu ururku ku leeyahay WhatsApp-ka. Waxaa shirkan ka qayb galay madaxda Ururka oo ku kala sugnaa UK,Soomaaliya iyo Somaliland, waxaa shirkan lagu lafaguray sidii ururku uu wax qabadkiisa u blaadhin lahaa, loona dardargalin lahaa ka wadashaqaynta danta guud ee ururka, waxaa dooda oo in mudo ah socotay laysla meel dhigay in xal loo raadiyo wixii caqabado ah ee jira, lagana qaato go'aan mid ah.



ONE GLOBAL NETWORK
khalid Yare