Shirkada One Global Network waxay haysaa, ama ka banaan 4 boos oo shaqo ah. Sidaa daraadeed, hadii aad shaqo raadis tahay khibradna aad u leedahay shaqooyinka hoos ku qoran, fadlan la soo xidhiidh Maamulka Shirkada. Email:khalid@oneglobalnetwork.co.uk Tel:00447492296394) 1)Qof wax ka qori kara Technoolajiyada. 2)Qof wax ka qori kara Wararka ama Siyaasada. 3) Qof wax ka qori kara Sportiska gaar ahaan Kubada Cagta. 4)Qof wax ka qori kara Diinta islaamka. Aad ayaad u mahadsan tihiin
Wixii fariin ah hoos ku reeb fadlan