Bisha Soon waa bil aad u barakaysan, waa bisha uu Quraanku soo dagay, waa bisha ay ku jirto habeenka la yidhaahdo Laylatul Qadar oo ka fadli badan 83 sanadood, oo lays amray in laga baadh baadho 10 ka habeen ee bisha soon u danbaysa, sidaa daraadeed walalyaal waa habeeno aad qaali u ah oo loo baahan yahay inaan la dayicin, waa in laga hormariyaa wax kasta oo kale, oo aan laga mashquulin, waa habeeno tirsan oo aad u yar fadli badna laga helayo qofkii sida soo aroortay u wajaha. ONE GLOBAL NETWORK Khalid Sirad Muxumed(khalidyare)