MIMO Wireless System
Xiligan lagu jiro ayaa lagu magacaabaa qarnigii Digital-ka, taas oo macnaheedu uu yahay in dadku ku xidhiidho isgaadhsiinta casriga ah, taas oo sahasha in macaluumaad badan la isu diri karo mudo aan badnayn, ayada oo ixtiraam badan la siinayo, amaanka fariin meel A laga diray inay si nabad ah ku gaadho meel B. halkan ka daawo technoolajiyo ka mid ah kuwa suura galiya inay arintaasu suuragasho.
HALKAN RIIX VIDEO